Waxaa la hadalnay Abdishakur Mahamed Shidane oo ku magac dheer Shaksi. Waa ganacsade dhalin yar oo dalka dib ugu laabtay kana furtay shirkada lacagaha bixinta dadka u fududeysa iyo maqaayad mac maacan ee caasimada Muqdisho

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Mohammed Sadaq. Innehållet i podden är skapat av Mohammed Sadaq och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.