Waxa qeybtan martidii koobaad noo ah Muna. Waxayaalaha aanu ka hadlayo qeybtan waxa ka mid ah guurka iyo in leysku doori karo lamaanaha.Muna sheeko qosol badan ayay ka sheekeyneysaa. Iyo talooyin badan oo aan jeclanay inan idinla wadagno dhageysi wanaagsan❤️

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Amaal iyo Ilwaad. Innehållet i podden är skapat av Amaal iyo Ilwaad och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.