Goormay ugu haboontahay in ay gabdhuhu aqal sameystaan? Ciyaal dhalid maxaa sabab looga dhigaa? Waxbarasho iyo guur keeba muhiimsan? Da’da yar ee hablaha lagu guursado ! Nin wuu tagaa waanuu imaadaa, taada raac markaste.💜

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Amaal iyo Ilwaad. Innehållet i podden är skapat av Amaal iyo Ilwaad och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.