kitaabkaan waxaa lagu magacaaba hidaayatul adkiyaa, sharaxa saaran waa kifaayatu atqiyaa. waa kitaab tasawuf ah oo aad umacaan in aad wax badan ka faa,iidi doontaan ayaan rajayna insha,allah. waxaa inoo aqrin doona shiikh maxamed daa,uud ajir iyo xasanaad allaha kasiiyo aduun iyo aakhiroba.

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Ahmed Ali Hussein. Innehållet i podden är skapat av Ahmed Ali Hussein och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.