kitaabkaan waxaa lagu magacaabaa hadiaayatul adkiyaa, sharaxa saaran waa kifaayatul atqiyaaa. waa kitaab tasawuf ah oo aad u macaan in aad wax badan ka faa,iidi doontaan ayaan rajayna insha,allah.

waxaa inoo aqrin doono shiikh maxamed daa,uud ajir iyo xasanaad allaha kasiiyo aduun iyo aakhiraba



Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Ahmed Ali Hussein. Innehållet i podden är skapat av Ahmed Ali Hussein och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.