Halkan waxa aad ka bogan kartaan muxaadirooyin iyo wacdiyo idin anfaci doona if iyo aakhiro Insha'allah. Codkan waxaa idin soo gudbinaya Sakariye Wacays, waa wiil yar oo khayrka jacayl, u soo duceeya in Allah khayr badan siiyo Amiin. Dhamaantiin Allah ha idin ku xifdiyo meel kasta oo aad joogtaan. Jazaka'Allah khayr.

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Muna Abdirahman. Innehållet i podden är skapat av Muna Abdirahman och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.