Waano Islamic Somali

Waano Islamic Somali

Dela

Asalaamu Caleykum dhamaan walaalahayga muslimiinta ah. Podcast waxaan ku soo gudbin doona muxaadarooyin diiniya oo ina anfici doona if iyo aakhiro bi'idni'Allah. Allah waxaan inooga baryaya inuu inaga...

Visa mer

Asalaamu Caleykum dhamaan walaalahayga muslimiinta ah. Podcast waxaan ku soo gudbin doona muxaadarooyin diiniya oo ina anfici doona if iyo aakhiro bi'idni'Allah. Allah waxaan inooga baryaya inuu inaga dhigo kuwa ku anfaca oo khayrka isku sheega xumaantana iska reeba, Amiin. Waxaanan idinka codsanaya inaad Allah dembi dhaaf i weydiisan. Jazakallah khayr.

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Muna Abdirahman. Innehållet i podden är skapat av Muna Abdirahman och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.