Heestaan, Kaalay Kaalay, waxaa talantaali u qaada, labada fanaan ee qaaliga ah ee Khadra Daahir Cige iyo Maxamed Axmed Rooraaye, waxeyna ka mid tahay heesaha faro-ku-tiriska ah ee mar kasta aan safka hore ka dhicin, sanadkii la joogana cusboonaada.
Ka dhageyso HEYBAD RADIO CHANNEL itune, Spreaker podcast, youtube channel ama baraha bulshada ee uu raadiyuhu leeyahay.

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Amina Sounds. Innehållet i podden är skapat av Amina Sounds och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.