Heestaan Guur aan kaa rabaa, waxeey ka mid tahay heesana banaadiriga ah waxaa ku luuqeeya Fanaanka iyo Abwaanka Weyn ee Aweys Khamiis Cabdallah Mabuuse, waxaa erayada u sameeyey Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan, waxaana laanka raaciyey: Maxamed Nuur Aqyaar, halka musiguna uu yahay gacanta macaan ee Aweys Khamiis Mabuuse iyo gurbaanka Cali Ganeey.
Heybad radio ka dhageyso itune, spreaker podcast, youtube channel iyo baraha bulshada ee Raadiyaha.

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Amina Sounds. Innehållet i podden är skapat av Amina Sounds och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.