Password-yadu dhib iyo madax-xanuun bay ku hayaan ku dhowaad qof kasta oo isticmaala, oo ay xitaa ku jiraan qaar ka mid ah dadkii dejiyey xeerarkooda. Dadkii horey u dejiyey xeerarka password-yada wacan ee aan la malayn karin, ayaa hadda talo kale inoo haya. Halkan ka dhegeyso sida aad u samaysan karto password ammaan ah.