DESCRIPTION :

Marka Aad dhisayso qorshaha Nololasha kabilow Bay,adda kugu xeeran sida qoyskaaga

Ciyaalkaaga iyo Tirarka qoyskaaga soo dhis Marka hore si,aad uhesho Bilow waxku,ool

ah oo kaa saacidi kara inaad bulsho dhamaystiran oo Aad ushaqayso kadibna aad Abuurto

Ruux garanaysa Qorshaha nolosha ee u noqon karta Albaab ay kasoo baxaan dad fahansan Qorshe nololeedkooda,,

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Ali Mire Ahmed. Innehållet i podden är skapat av Ali Mire Ahmed och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.