Waa qeybta kowaad barnaamij taxane ah aan ugu talo galay dhalinyarada Soomaaliyeed oo doonaysa inay xirafadooda iyo fursadahooda shaqo ku kobciyaan. Rss Apple Podcaster →