Waxaan duubnay podcast-ka #ShaahIyoShaxan oo uu marti ku yahay filim sameeyaha Xuseen boon, kadib daawashada filimkiisa Tagsiile “The New Driver” oo ka dhacay #Fankeenna. Wada sheekaysiga waxaa qaaday Mustafe Axmed, wuxuuna Xuseen kaga warramayaa safarkiisa hal-abuurka iyo falcelintii daawadayaasha.

Hadda Dhageyso wareysiga xiisaha leh ee la duubay kadib daawashada filimka.

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Fankeenna. Innehållet i podden är skapat av Fankeenna och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.