Hadii Aad doonayayso Qoys Qurux badan faraxad ku dhisan, waa inaad Qorshe u samaysaa.Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tarbiyad wanaagsan. Halkaan waxaan kuso gudbiyaa Qabka loo Qorsheeyo Arimaha Qoyska Sida faraxada Qoyska Dhirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruurta dhirigalinta Shaqsiga Afsomaali.

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Sahra Hussein. Innehållet i podden är skapat av Sahra Hussein och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.