Nairobi iyo gabdho Haleysan!

Ma jirto gabar ayadoo haleysan hooyadeed ka soo baxday!

Waxaan rabaa in aan qormadaan ku soo koobo hal sheeko oo quseyso gabdhaha Nairobi joogo ee la yiraa waa haleysan yihiin

Si qormada aan u wada fahano aan su’aal galiyo, GABDHAHA YAA HALEEYAY? Jawaabta ayadaa kuu soo bixi doonto.

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Deen Ahmed. Innehållet i podden är skapat av Deen Ahmed och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.