Xalaqadaan waxaa la dhmmeystirayaa ka hadalkii sida Qur'aanku uga soo bandhigo xaqiiqada ilaahnimada maalinta qiyaamaha iyo muujinta sida maalintaas Allaah ula gaar noqonayo ilaahnimada, rabbi nimada, lahaanshaha iyo awoodda. #Al_Saadicuun_Bil_Xaq #Kulanka_Jimcaha Rss Apple Podcaster →