Dhaqanka soomaliga ayaa aad u isticmaalaha kuna salaysan kalmada waa ceeb, dadku maxay odhan, sidee lagu arki, hana ceebayn, ha is ceebayn hadaba sidee ayay qofka noloshiisa u qaabaysaa arintani ilaa caruurnimo ilaa qaan gaadhnimo iyo nolosha danbeba. waa mowduuca maanta dhagayso fadlan rayigaaga na igula wadaag comments ka. mahadsanid.  Istahil 

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Istahil Aideed. Innehållet i podden är skapat av Istahil Aideed och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.