Xalqadda 15aad waxaan ku falaanqeyneenaa Dib u dhigashada oo ah cudur aad inoogu weyn waxyaabo badana dib inooga riday. Waxaan ku arkeena waxa sababa, noocyadiisa iyo sida looga bixi karro. Dhageysi wacan.

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Ismile Inspires. Innehållet i podden är skapat av Ismile Inspires och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.