Avsnitt Darsiga 28aad: Dhalashada Nabiga ilaa waxyiga soo dagay (2) - Dr.Ibrahim Dasuqi Taariikh Nololeedka Nabiga Spela Dela
Assalam caleykom waraxmatullahi wabarakatoh. Duruus taxane ah oo ka tirsan barnaamijka Taariikh Nololeedka Nabiga s.c.w oo laga soo qaatay buugga Al-Raxiiq Al-Makhtum. Casharka 28aad: Dhalashada Nabiga ilaa waxyiga soo dagay (2) Sheekh Dr. Ibrahim Dasuqi. Rss Apple Podcaster →