Dawaladda Denmark ayaa rabta in ay hirgeliso sharciyo xaquuqda ilmaha ku nool Denmark, si loo sugo amaanka ilmaha iyo xuquuqdooda.
Waxaan maanta barnaamijka Codka Soomaalida ku soo qaadan doonaa, qodobada loogu talo galay (ikke vestige indvandre) ajaanibka aan ahayn reer galbeed iyo cawaaqibka ka dhalan kara sharcigan haddii uu hir galo. Sidoo kale negativ social-kontrol iyo xagjirnimada.
Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör
Mediegruppen for somailere i dk. Innehållet i podden är skapat av Mediegruppen for somailere i dk och inte av,
eller tillsammans med, Poddtoppen.