Waa qaybtii 2aad ee sheekadii Ambashadii Axmed Eriksson. Waa sheeko mahadho xanuun badan xambaarsan, oo ka warramaysa raadadka dhaawaca jir iyo dhimirba ay dagaallada sokeeye reebeen. Rss Apple Podcaster →