Kiribto Somali media waa Goob Aad ka Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain cryptocurrency AfSomali ah iyo Qaab Dhaqaaleedka Cusub Ee dunidu Wajahayso wana Goob La isku dhaafsado Cilmiga tech,yadan Cusub iyo Sidii UMADA Soomaaliyeed Uga Faaiideysan Lahayd lacagaha cryptocurrencyga, waxaad kaloo nagala socan kartaa shabakada kiribto.com ama barteene youtubka www.youtube.com/c/KiribtoSomaliTv?sub_confirmation=1 isticmaal browserka amaanka ah ee xawaarihiisu sareeyo ee brave browser kala soo dag halkan brave.com/?ref=kir251 mahadsanid

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Kiribto Somali Media. Innehållet i podden är skapat av Kiribto Somali Media och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.