Episode kan waxaan kaga hadalaynaa waayo Ex aad kala tagteen  uu ugu sameeyo wixii uu adigu ku samayn wayay qofka cusub, ama wax kasta oo aad adigu rabtay. waayo ay iyagoo ahaa kuwa xun isla markaan khaldanaa ay  hadana ugu muuqdan kuwo nolol cusub oo farxad leh markiiba samaysta halka qofka daacada ahi ay mudo ku qaadato. malaha wax kastaa siday u muuqdan maaha.

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Istahil Aideed. Innehållet i podden är skapat av Istahil Aideed och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.