hurbad waa online school aad kabaran kartid cilmiga computer ka qeeybihiisa kala duwan.
Hadaad ba lasocotid aduunku waa katagay waxa layidhaa traditional learning oo la fadhiisto class room kadib macanlin kuu sharaxayo cashir.
Hada waxaa aad caan u ah oo jaamacadaha iyo school lada caalamiga ahu isticmaalaan waa E-learning.
Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör
Abdirizak Hersi. Innehållet i podden är skapat av Abdirizak Hersi och inte av,
eller tillsammans med, Poddtoppen.