Avsnitt Idaacadda Subaxnimo - Abriil 19, 2024 Idaacadda Subaxnimo - VOA Spela Dela Facebook Twitter Kopiera länk
Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabariisteen. Rss Apple Podcaster →