Bogasho Podcast

Bogasho Podcast

Dela

kuso dhawada Bogasho Podcast goob kulmisa ganacsadayaasha iyo  dhaliyarta rabta in hada ay ganacsiyo bilaaban ama ay kor u qadan xirfadooda saleska iyo merketing ka. Nagu soo biir safarkan aan rabno i  anu kor ugu qaadnao xirfadaheena iyo aqooneena xaga ganacsiga . Hadii aad tahay ganacsade hada cusub oo dhwaan uu bilaabay , ama aa tahay qof had...

Visa mer

kuso dhawada Bogasho Podcast goob kulmisa ganacsadayaasha iyo  dhaliyarta rabta in hada ay ganacsiyo bilaaban ama ay kor u qadan xirfadooda saleska iyo merketing ka. Nagu soo biir safarkan aan rabno i  anu kor ugu qaadnao xirfadaheena iyo aqooneena xaga ganacsiga . Hadii aad tahay ganacsade hada cusub oo dhwaan uu bilaabay , ama aa tahay qof hada ku rajo wayn in uu ganacsi bilaabo ama raba in xirfadiisa sida wax iibka iyo suuqgayna kor u qaado then xagani waa goobti ka caawin lahayd. Magacaygu waa Mohamed Amin, waxan ahay soo jeediyihiina mar labaad soo dhawaada. Dhagaysi wanagsan.


Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Mohamed Amin. Innehållet i podden är skapat av Mohamed Amin och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.