Dalkeena waxa ku jiraa xaalad adag oo la yiraahdo El Niño taas oo keenta roobab xadigii la filaayey ka badan ugu dambayna sababta fatahaado saamayn xun reeba. in ka badan 1 milyan oo qof qar usaaran inay dhibaato kasoo gaarto xaaladan. Episode-kan ugu horeeya Podcast Eco Vibes waxaan ka hadlayaa qaab kamid ah hababka ugu fiican ee El Niño loo yarayn karay taas oo ah in la sameeyo gudiyo dadweyne joogto oo iska kaashada xiriirinta hawlaha musiibooyinka. 

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Mohamed Shokry. Innehållet i podden är skapat av Mohamed Shokry och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.