Kusoo dhawaada Podcastigaan cusub ee la magac baxay Ladnaan. Looguna tala galay hooyooyinka, aabayaasha iyo inta isku diyaarineysa ama rajeyneysa ineey noqdaan waalid. Haddaba qeybtaan horudhaca ah waxaan jecelnahay inaan ka hadalno sababta aan u dooneyno inaan soo bandhigno Ladnaan podcat kaan.Barnaamijkan waxaa idiin soo tebin doona laba saaxiibo oo ku saaxiibay ineey is baraan kalana bartaan horumarka qoyska, tarbiyada caruurta iyo kobcinta shaqsiyada gaar’aahaaneed.

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Fatumo & Sagal. Innehållet i podden är skapat av Fatumo & Sagal och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.