Waxaan xalaqadeenaan kaga hadleynaa siduu qoysku isugu diyaarin lahaa bisha Ramadan ee barakeysa. Sideen isugu dheeli tirnaa howlaheena adduunka iyo inaan Alle u dhawaano.Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar Wixii ...

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Fatumo & Sagal. Innehållet i podden är skapat av Fatumo & Sagal och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.