Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Qof walba wuu jecel yahay inuu helo farxad iyo ladnaan. Laakiin sida uu qofka uu raadiyo weey kala gedisan tahay. Haddaba qeybtan waxeey ku saabsan tahay sida aan ku heli leheen ladnaanta nolosha. Iyadoo uu qofku u baahan yahay inuu naftiisa qiimeeyo doorarka nolosha ee saaran. Waxaan kaloo hadleynaa sida aan anagana isku qiimeynay.Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube ki...

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Fatumo & Sagal. Innehållet i podden är skapat av Fatumo & Sagal och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.