Avsnitt Book 7 - Dirkii Sacmaallada by Axmed Ibrahim Cawaale Somali Book review Podcast Spela Dela Facebook Twitter Kopiera länk
Dirkii Sacmaallada waa buug kooban oo qoraagu ugu kuur galay ka warcelinta soojireenka Soomaalinimada? xagee bay ka yimaadeen? ereyga Soomaali xagee buu ka yimid? Masaaridii hore iyo Soomaalida iwm. Rss Apple Podcaster →